Wasiir Sulub Iyo Thailand Ama Taiwan Iyo Chine. Nuxurka Ah Dib Eegista Dhinaca Asianka Fartoda Marka Wax Lagu Akhriyo

0
Friday February 11, 2022 - 18:48:59 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1730
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasiir Sulub Iyo Thailand Ama Taiwan Iyo Chine. Nuxurka Ah Dib Eegista Dhinaca Asianka Fartoda Marka Wax Lagu Akhriyo

    W/Q: Hon-Envoy Abdirizak Diinaari

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

W/Q: Hon-Envoy Abdirizak Diinaari

Madaxda Caalamku ma karto Somaliland inaga barney mudey inagu qaadatey. Ina Sulubna Dowladda Chine. Ayuu ku mashquulinaya. Waar kuwani Taiwan iyo Thailand kala garan maayaane ha inagu mashquulinina.



Waa HY waxu fahmayaa dhibta ey keeni karto in aad la dagaalanto Dowladd qunbula duriye heysata. Waayo waxu ogyahey waxii Engiriis iyo HY kala qabsaddey waagii dagaalkii qoriyad doonka


Markaa hoosta waxu ka leeyahey ilaahow anaga iyo Chine nakala badbaadi. Bagaashka Taiwana noo barakee.

Luuqadda qudhey fahmayaan waata ina sulub. Af-gobaadsiga aan lingaxa adag laheyd calaamka wey arkaan in aanu jirin meel loola noqonayaa ilaa waqtiga fog.


Dhimaca kale salaanta Islaamka waxu tusayay inuu dal Islaama ka yimi.

Halkaasina waxey ku tuseysa in diplomasiyiinta Islaamka marwalba cadeyaan diintooda. Waayo wadamaada Asia waxyaabo badan oo kala duwan baa lagu caabudda.


Isku soo wadda duubo, ninkaasi waxu cadeyey dareenka dalku ka yimi. Waxuna si waafaqsan Xeerka 90 farqadiisa B inuu yahey. Daryeelaha Xoola dhaqatadda dalkiisa dadkiisuna yahey xoolo dhaqato. Sidaasuna hadalkiisu sax ku yahey.


Hon-Envoy Abdirizak Diinaari

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...