Abaarta Somaliland oo sababtay in dadkii u horreeyey haraad u dhintaan

0
Thursday February 10, 2022 - 14:16:35 in News by Xaaji Faysal
  • Visits: 1015
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Abaarta Somaliland oo sababtay in dadkii u horreeyey haraad u dhintaan

    Deegaannada Somaliland, ayaa waxa wakhtigan ka taagan abaaro baahsan

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Deegaannada Somaliland, ayaa waxa wakhtigan ka taagan abaaro baahsan



Inta la ogyahay hal qof ayaa haraad ugu dhintay Dhoqoshay oo ka mid ah deegaannada Hawdka Gobolka Togdheer, halkaas oo ay taagan yihiin Abaaro badan iyo Biyo la’aan.


Maamulka Gobolka Togdheer ayaa xaqiijiyey qofka Haraadka u dhintay.



Deegaannada Somaliland, ayaa waxa wakhtigan ka taagan abaaro baahsan oo dad iyo duunyoba saameyn ku yeeshay.


Hore ayaa deegaanno ka tirsan Saarar la sheegay in qof ugu dhintay Haraad.


Guddida Abaaraha ayaan ilaa imika gurmad deg deg ah oo la taaban karo gaadhsiinin dadka abaaruhu saameeyeen.

Loading...
Loading...