Doorashada Xildhibaanada S/land Oo Xamar ka socota.

0
Thursday February 10, 2022 - 11:35:06 in News by
  • Visits: 974
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Doorashada Xildhibaanada S/land Oo Xamar ka socota.

    Maanta ayaa qorshuhu yahay in la doorto ilaa 5 kamid ah kuraasta Golaha Shacabka, waxaana kuraasta goordhow la doortay ay kala yihiin.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maanta ayaa qorshuhu yahay in la doorto ilaa 5 kamid ah kuraasta Golaha Shacabka, waxaana kuraasta goordhow la doortay ay kala yihiin.

Xarunta dugsiga Tababarka Booliska ee Janeraal Kaahiya Magaalada Muqdisho waxaa ka socota doorashada kuraas kamid ah Golaha Shacabka ee Gobolada Waqooyi, iyada oo laba kursi la doortay.


 

Maanta ayaa qorshuhu yahay in la doorto ilaa 5 kamid ah kuraasta Golaha Shacabka, waxaana kuraasta goordhow la doortay ay kala yihiin.



 

 

Kursiga Koowaad ee HOP#205 ayaa waxaa ku guuleystay Axmed Cabdi Kooshin oo mar soo noqday Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Gaashaandhigga kadib markii ay tanaasushay Muno Xuseen Faarax, wacaana cod gacan taag ah oo loo waaday uu helay 99 Cod.


 

Kursiga labaad HOP#263 ayaa waxaa ku guuleystay Muuse Saciid Jaamac oo kursigaan horay ugu fadhiyay kadib markii ay u tanaasushay Khadra Cabdi Maxamed oo la tartami laheyd, axaana cod gacan taag ah oo loogu codeeyay uu helay dhamaan codadka ergada oo dhanaa 101 Ergo.

Loading...
Loading...