Ilayska ay Gabiley Dheer Tahay Aynigeed Duqa Degmada Gabiley Mudane: Mohamed-Amin Omer Abdi

0
Thursday February 10, 2022 - 09:41:42 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 725
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ilayska ay Gabiley Dheer Tahay Aynigeed Duqa Degmada Gabiley Mudane: Mohamed-Amin Omer Abdi

    Qore:JamaaL Aadam Muxumed.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Qore:JamaaL Aadam Muxumed.

Gudoomiyaha golaha deegaanka degmada gabiley ahna duqa degmada degmada gabiley M/aamiin cumar cabdi,waxa uu ka mid ahaa dhalinyarada dalka ee masuuliyinta ah kuwa ugu cad cad ee taarikhda galay xaga waxqabadka iyo wax soo kordhinta waxa aan odhan karaa waa jaaniska ay gabiley heshay ee ay kaga duwan tahay magaalooyinka la siman ama ku dhaaftay



Waa siyaasi qunyar socod iyo af gaabni isku darsaday oo aad u akhlaaq badan taasi oo u suura galisay kasbashada aqlabiyada shacbiga gabiley ee uu duqa u yahay.


Waa shakhsi leh hal abuur uu kaga duwan yahay masuuliyinta la midka ah,sida waxqabadka iyo soo kordhinta barnaaminyo lagu daydo.


Xaqiiq ahaan waa hogaamiye ku xidhan oo aad u dhagaysta dhalinyarada kuwaasi oo uu si xor ah u matalo mar kastana dhiirigaliyo.


Madaxdii hore ee degmadan gabiley waxa uu kaga duwan yahay waa mid ka tagaya dhaxal magalaada taariikh muuqata u ah isagana wanaajinaysa mustaqbalkiisa siyaasadeed


Fikir ahaan waxa aan qabaa masuuliyinta umada isku haysa ee dhalinyarada ah in la dhiirigaliyo sida uu isagu umadiisa u bar bar taagan yahay,waana waajib in loo mahad naqaa dhaqan ahaan madaalaheena.

Qore:JamaaL Aadam Muxumed.

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...