"Dibnahoo Ku Gariira Iyo Gangada Waxaa Keenta Been"

0
Wednesday February 09, 2022 - 09:28:00 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1149
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 1
  • Share via Social Media

    "Dibnahoo Ku Gariira Iyo Gangada Waxaa Keenta Been"

    Ma Waxa Uu ina leeyahay,Golihii Sharci Dajinta Ee Qaranka Waxba kuma Aamini karo ?

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ma Waxa Uu ina leeyahay,Golihii Sharci Dajinta Ee Qaranka Waxba kuma Aamini karo ?

Waxa Uu Jabiyay Qodob Dastuuriya .53(6)Golaha Wakiiladu waxay awood u leeyihiin in ay u yedhaan Xukuumadda ama hayadahahoodda iyo wakaaladaheeda, si gudashada xilkooda Wax loogga waydiiyo”.

 

Waxa Uu Qalad Fahmay Oo Qalad isticmaalay isaggoo U Qiil raadinaaya Gafka sharci Ee uu Sameeyay Xeerka Ciqaabta Somaaliya Qodobkiisa 253 Waxa Uu Sheegayaa "Sarkaalka guud ama qof loo xilsaaray hawl guud, kaas oo isagoo ku xad gudbaya waajibkiisa xafiiskiisa ama shaqadiisa Sirna faafiyay”. Isaggu ma sirbuu faafinayaa Waajibkiisa shaqo ayaa wax lagga waydiinayaaye?

 

Ma Waxa Uu ina leeyahay,Golihii Sharci Dajinta Ee Qaranka Waxba kuma Aamini karo ?

 

Dastuurku yeedhmo ayuu sheegay Uu uggu imanaayo xarunta Gole Sharci dajinta Su’aalo Daah-Furana Oo khuseeya Wajibkiisa shaqana lagu waydiinaayo. Waxaynu aragnaa Aduunka iyaddoo si cad Oo Daah furan Wasiiradda gashaan dhigga,Talyiyaasha Ciidanka iyo Masuuliyiinta Dawlada Oo su,aalo la waydiinaayo Oo waliba Live Dad waynuhu u Daawanayaan. Waar adeer ka daaya Quruxdda Dawladdu sidaase.

 

Ma sidaas baynu ictiraaf ku rabnaa Uu masuul Dastuur jabin ku Dhaqmay Saxaafadda la soo fadhiisanaayo Hadal-Tiro baddan Oo sharci ku Tumashaa.?


AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...