Midowga Afrika oo Magacaabay bedelka Wakiilkii Ay Cayrisay Soomaaliya….

0
Monday February 07, 2022 - 10:07:42 in News by
  • Visits: 1036
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Midowga Afrika oo Magacaabay bedelka Wakiilkii Ay Cayrisay Soomaaliya….

    Madaxda Midowga Afrika ee shirka uga socdo Magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya ayaa soo dhaweeyay siweyna u taageeray is bedelka lagu sameeynayo howlgalka AMISOM ee Soomaaliya.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxda Midowga Afrika ee shirka uga socdo Magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya ayaa soo dhaweeyay siweyna u taageeray is bedelka lagu sameeynayo howlgalka AMISOM ee Soomaaliya.

Guddoomiyaha Midowga Afrika Moussa Faki Mahamat ayaa Magacaabay bedelka ku xigeenka wakiilka midowga Afrika ee Soomaaliya Simon Molunga oo dowladda Soomaaliya muddo Saddex Bilood ka hor ay dalka ka ceyrisay.


 

Moussa Faki Mahamat Guddoomiyaha Midowga Afrika ayaa Marwo Fiona Lortan u magacaabay inay noqoto ku xigeenka wakiilka midowga Afrika ee Soomaaliya, taas oo siweyn uga qayb qaadan doonto ballanqaadka midowga Afrika ee xaqiijinta qorshaha kala-guurka ee AMISOM iyo howlgalka cusub ee Midowga Afrika si loo helo xasillooni waarta iyo amni ee dalka Soomaaliya.



Madaxda Midowga Afrika ee shirka uga socdo Magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya ayaa soo dhaweeyaysiweyna u taageeray is bedelka lagu sameeynayo howlgalka AMISOM ee Soomaaliya.


 

Ku xigeenkii horeWakiilka midowga Afrika ee Soomaaliya Simon Molunga ayaa waxaa dowladda Soomaaliya ku eedeysay inuu isku dayay inuu marin habaabiyo baaritaanka dadkii Soomaaliyeed ee Ciiddamada AMISOM ku xasuuqeen degaanka Golweyn ee gobolka Shabeellaha hoose iyo arrimo kale.

Loading...
Loading...