Dakhliga Wakaalada Biyaha Hargaysa ?

0
Saturday February 05, 2022 - 17:04:07 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 873
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dakhliga Wakaalada Biyaha Hargaysa ?

    W/Q Maxamed Sidiiq Dhamme

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

W/Q Maxamed Sidiiq Dhamme



Xoghayaha Arrimaha Bulshada ee Xisbiga WADDANI

Dakhliga Wakaalada Biyaha Hargaysa ?

Dakhliga biilsha guryaha Sannadkii      ($3,857,142)

Dakhliga biilsha guryaha Bishii waa     ($321,428)

Dakhliga Kaalmaha (Koisks) Sannadkii ($535,714)

Dakhliga Kaalmaha (Koisks) Bishii waa ($44,714)

Dakhliga biyo gelinta cusub Sannadkii  ($157,142)

Dakhliga biyo gelinta cusub Bishii waa  ($13,095)

Dakhliga Ganaaxada  sannadkii waa      ($10,714)

Dakhliga Ganaaxyada Bishii waa             ($892,857)

Odoroska Miisaaniyadda sannadka (2022) iyo dakhliga soo galaaya Wakaaladda Biyaha Hargeysa waa adduun lacageed dhan ($4,560,712) Afar milyan, shanboqol iyo lixdan kun,todoba boqol iyo laba iyo toban.

Mushaharka shaqaalaha Joogtada ah ee Wakaaladda biyaha Hargeysa Sannadkii ($933,749) Bishii mushaharka shaqaalaha joogtada ahi ($77,812)

Kharashaadka yaryar ee Xafiisyada Wakaaladda Biyaha Hargeysa ($1,935,128) Hal milyan, sagaal boqol iyo shan iyo soddon kun, boqol iyo sideed iyo labaatan !

Maxaa yaab is dabayaal Mushaharka shaqaalaha iyo kharaashaadka yaryar ee Xafiisyada Wakaaladda Biyaha Hargeysa waxay is dheeryihiin Milyan Dollar iyo siyaado, waa maxay kharaashadka yaryari ?

 ($1,935,128-$933749= $1,001,379) "

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...