Damaca Xagla Toosiye Ururkiisa Spp Iyo fahanka Somaliland Iyo Hankiisa Sare

0
Saturday February 05, 2022 - 14:00:50 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1387
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Damaca Xagla Toosiye Ururkiisa Spp Iyo fahanka Somaliland Iyo Hankiisa Sare

    W/Q: Hamse riiraash

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

W/Q: Hamse riiraash

Xagla toosiye waa mid kamid masuuliyiinta mar soo qabtay jagada wasiirnimada isaga oo ahaana qoor weyntii ka tirsanaa bahweynta kulmiye. 

 

Kaasi oo laga hayay  halku dhag ah guuldaradadu marbay guul tahay isaga oo jagada madaxweyne ku xigeenka kula tartamay mudane saylici waa hore. 

 

Xagla toosiye oo kasoo jeeda gobolada barriga somaliland ayaa ah nin dhab ahaan aaminsan qadiyada madaxbanaanida Somaliland Iyo wada jirka umada somaliland. 

 

Markan waxa uu ku dhawaaqay urur u taagan shacabka kaa oo nasiib u yeesho inuu ugu horreeyo isaga Iyo masuuliyin kale oo garba taagan. 

 

Ururkan uu  u bixiyay spp ayaa u sasaan dhow ururada kamid noqon doona xisbiyada hirgalay waayo waxa muuqata baaxada Iyo sasaanta u leeyahay. 

 

Markiiba dadka qaar ayaa markay kayaabeen dhahay mallaha dawladdaa wadata balse sida la arki Karo waxba kama jiraam midaas.   Boqolkiiba ururkan wuxuu u muuqda mid kamid noqonaaya axsaabta dalkeena.



Hamse riiraash

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...