Doqonimada Cirro Iyo Hanka Gaboose. Qore Mukhtar Cilmi

0
Saturday February 05, 2022 - 13:52:46 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1169
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 1
  • Share via Social Media

    Doqonimada Cirro Iyo Hanka Gaboose. Qore Mukhtar Cilmi

    Asalaamu calaykum waraxmatulaahi Wabarakaato.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Asalaamu calaykum waraxmatulaahi Wabarakaato.

Waxaan maanta qalinkayga usoo qabtay dad is leh xisbiga waddani baa saaxada kusoo laabanaya marka la galo tartanka ururada soo socda,waxaana u sheegaya muxu waddani bulshadda ku soo biiriyey 10 kii sanadood oo mucaarid ah?!, muxu ugu tanaazuly xaqii codbixiyaasha siiyey 2017 oo ahayd in u khiyaamiye tacabkii loo galay 2017?!. Waxba mo soo kordhin waayo cirro aya ah nin daciif ah o gabow afrikana kuma guulaysto nin daciif ah.

 

Maanta waddani iyo cirro aya halkaa is dhigay qadiyaadii waddani na isaga ku ciyaaray, maanta maxa loo xagxaganaya DR.Gaboose in u is sharaxo oo urur samaysto?!, Cirro waa khasaare waxaana lagu ciyaaray maalintii u aamina Silaanyo marku kula haanjiray adiga igu xigee!!!,, kadibna 2017 ayuu dhisay muuse biixi!,.

 

Maanta siyaasi maxamuud xaashi kulmiye ayuu ku laabtay fursadaana cirro aya iska dayacay, hagbadina u wareejiyey xirsi oo aan hal xildhibaan soo saarin halka u maxamuud xaashi 14 xildhibaan oo soo saaray,halkaa ku garo garaadka iyo caqliga cirro inu yahay mid liita, halka u shirweynahoodi ku calam saari lahaa xaashi ayuu xirsi aan waxba wadan u dhiibtay.

 

Waa nihaayadii cirro iyo tacabkii qadiyada waddani ku guulaysan laha madaxtooyada ee 30 sanno lasugayay, hadaba waxa maanta la gudboon tageeryaasha ka yaacay waddani iyo kuwa weli ku hadhay in u dhibaan oo taageeran dr maxamed cabdi gaboose.

 

Taas hadii dhici weedo waxaan idin sii salaamaya 10 sanno danbe na saaxada kuma sii jiraysaanee ficil iyo taako la yimaada,laba qof facebook kasoo hadla aan anfac lahayeen iyo xiniyo toona meel idin gaadhsiin maayaan, kilmada han waa qaali qufkuna haduu han lahayeen waa mid subaaxanallaah!. Reer 25 kursi barlamaan ku fadhiya oo aan han ku lahayeen hogaaminta barlamaanka waa ducuf iyo doqonimo, kala jabka iyo tawfiiq la'aantu waxyaabaas ayey keenta.

 

Orod is soo habey oo caqli iyo wada tashi la imo hadhow umadda wax ka doono ,adigu zero ah maxaad umadaha kale u xag xaganaysa ?!!!...

 

Qore mukhtar Cilmi

[email protected] 


AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...