Madaxweynaha Jubbaland oo Safiirka UK kala hadlay Arrimaha doorashoooyinka SAWIRO

0
Wednesday February 02, 2022 - 13:14:02 in News by Xaaji Faysal
  • Visits: 803
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweynaha Jubbaland oo Safiirka UK kala hadlay Arrimaha doorashoooyinka SAWIRO

    Kulanka ayaa sidoo kale lagaga hadlay arimaha doorashooyinka

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Kulanka ayaa sidoo kale lagaga hadlay arimaha doorashooyinka
May be an image of 9 people, people standing and outdoors



Madaxweynaha Dowlada Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa maanta aqalka martida ku qaabilay Safiirka Dowlada UK ee Soomaaliya Kate Foster, iyo wafdi ay hogaaminayso.

Kulanka ayaa lagaga hadlay xaalada abaaraha iyo saamaynta ay ku yeesheen dadka ku nool deegaanada qaar, Dowlada Jubaland ayaa bilihii lasoo dhaafay gurmad baaxad leh ka samaysay abaaraha iyadoo kaalmo kala duwan gaarsiisay dadka ay dhibaatadu gaartay.

Kulanka ayaa sidoo kale lagaga hadlay arimaha doorashooyinka golaha shacabka oo qaybo badan oo dalka kamid ah kasocda.

Waxaa kulanka ka Madaxweynaha ku wehelinayay qaar kamid ah golaha wasiirada oo uu kamid yahay Wasiir ku xigeenka Wasaarada qorshaynta iyo xiriirka Caalamiga ah Maxamed Cumar Jaamac, Cabdiraxmaan Cabdi Axmad wasiirka Gargaarka iyo Maareeynta Musiibooyinka iyo Axmed Xuseen Baraki, wasiirka tamarta iyo khayraadka biyaha.
May be an image of 9 people, people standing, suit and outdoors
May be an image of 10 people, people standing and outdoors
May be an image of 1 person, sitting and indoor
May be an image of 1 person, sitting and indoor
May be an image of 4 people, people sitting, people standing and indoor
May be an image of 3 people and people sitting
May be an image of 6 people, people standing and indoor
May be an image of 9 people, people standing and outdoors

Loading...
Loading...