Qaybtii 1aad. Sheekada Cali. Iyo Hayankisi

0
Wednesday February 02, 2022 - 12:34:44 in Articles by Xaaji Faysal
  • Visits: 820
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Qaybtii 1aad. Sheekada Cali. Iyo Hayankisi

    Markii Ay Hooyaday Iyo Aabahay Geeriyooden Waxa La Ii Geeyay Ayeeyday

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Markii Ay Hooyaday Iyo Aabahay Geeriyooden Waxa La Ii Geeyay Ayeeyday



Waxan Is Arkay Aniga Oo Ku Jira Nolol Mugdi Ah Oo Hooyo La,Aan Iyo Aabo La,Aan Ah ,Waxan Is Arkay Aniga Oo Cuntada Hambooyinka La Soo Dadiyo Quuta Waxan Is Arkay Aniga Oo Nolol Iyo Geeri Kala Jeclayan Habeenkina U Hoyda Hadba Halka Uu Gabal Iigu Dhaco Oo Hu Iyo Hoy Toona Midna Haysan Hadaba Sideen Ku Galay Noloshaydaas Mugdiga Ahayd . Kadib Ku Badalay Nolol Ta U Saraysa .



Waxan Dhashay Hilaadi 1995kii Waxanan Ku Dhashay Magalada Hargaisa Hooyaday Iyo Aabahayna Waxa Ay Geeriyoden Aniga Oo 3sano Jir Ah Waxana La Ii Sheegtay Inay Ku Dhinteen Shil Baabuur Iyaga Oo Maraya Dawga Sheekh Waxana Ayna Tagayeeen Ayeeyday Hooyo Oo Geriyootay .


Markii Ay Hooyaday Iyo Aabahay Geeriyooden Waxa La Ii Geeyay Ayeeyday Aaabo Taas Oo Ahayd Qof Da,A Iyada Oo Markii Horeba Daranyo Iyo Diifba Ay Saarnayen Mudo Ila 3 Sano Ah Markii Aan La Noola Ayayday Way Geeriyotay .Geeriyay Ma Xishooto .Gabal Baas MAA Ii Damay.


Markaas Ay Ayayday Geeriyotay Waxan Jiray 6 Sano Jir Aan Cilmi Iyo Caqli Toona Lahayn . Kadib Waxan Noqday Qof Kaliya Meel Uu Seexdo Iyo Wax Uu Cuno Mid Na Haysan .


Waxan Dantu Igu Qasabtay Inan Dadka Darbi Jiifta Ah La Noolaado Oo Balwado Barto Mudo Sanad Ah Marka Noloshaas Qashinka Ahayd Ku Jiray Een Haben Iyo Malin Madow Iyo Cadan Farxad Iyo Murugo Guul Iyo Guuuldaroduba Iskugu Kay Mid Ahaayen.


Waxan Malin Dooxa Hargaisa Ka Dhex Helay Caagad Barash Ah Iyo Qalabkeedi Kadib AAD Ayan Ugu Farxay Waxana Is Idhi Bal Maanta Tijaabi Oo Ku Shaqeee Bal Inad Wax AAD Cunto Ka Hesho Kadib Marki Aan Dhawr Qof U Shaqeyeya Ee Lacag Dhawr Kun Ahi Isoo Gashay Wan Farxay Kadib Cuntoyar Ku Doontay


.Malintas Wixi Ka Dambeyay Waxan Bilabay Inan Aroorti Hore U Kaco Si Aan U Soo Saro Lacag Yar Oon Ku Noolaado Kadib Mudo Bil Ah Markan Shaqadii Waday Waxan Go,Ansaday Inan Lacag Uruursado Inta Ka Soo Hadha Nolol Maalmeedkayga Markas Waxan Joojiyay Balwadihi Aan Bartay Wakhtigii Adkaa Lakin Ilaa Imika Hoy Aan Seexdo Ma Haysto Oo Halkaygii Gii Hore Ee Dooxa Hargaisa Ayuunban Ku Hooydaa Mudo .


Shan Bilood Ah Markii Aan Ka Shaqaysanay Barashka Ee Aan Lacagtaydi Yarayd Na Urursnayay Waxay Oo Noqotay Lacag Waxogaaya Waxanan Damcay Inan Saxibadayda Ila Midka Ah Aan U Iibiyo Dasad Baarsh Iyo Qalabkoodi Laba Kamida Saxibaday Ayanan U Iibiyay O Kala Ah Iid Iyo Jaamac

Part Two Waiting............
AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...