Musharrixii shalay Garoowe lagu dhaawacay oo Xildhibaan loo doortay

0
Wednesday February 02, 2022 - 11:38:36 in News by Xaaji Faysal
  • Visits: 1097
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Musharrixii shalay Garoowe lagu dhaawacay oo Xildhibaan loo doortay

    Kursiga Hop192 oo uu horay ugu fadhisay Saciido Maxamed Xasan

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Kursiga Hop192 oo uu horay ugu fadhisay Saciido Maxamed Xasan




Magaalada Garoowe ee Caasimadda Maamulka Puntland ayaa waxaa ka socota doorashada lix kamid ah kuraasta Golaha Shacabka, iyada oo kursigii ugu horreeyay la doortay.



Kursiga Hop192 oo uu horay ugu fadhisay Saciido Maxamed Xasan ayaa waxaa ku tartamay Maxamed Faarax Nuux iyo Ruwayda Maxamuud Maxamed ,waxaana ku guulaystay Maxamed Faarax Nuux oo helay 91 Cod ,halka Ruwayda Maxamud Maxamed ay heshay 1 Cod , 2 Codna way xumaadeen.


 

Magaalada Garoowe ayaa Maanta qorshuhu wuxuu yahay in lagu doorto ilaa lix lirsi, iyada oo meesha laga saaray Xildhibaannadii horay ugu fadhiyay kuraastaas.

Loading...
Loading...