Ex. Wasiir Axmed Muumin Seed Oo Su'aal Waydiiyay Xisbiga Waddani

0
Tuesday February 01, 2022 - 20:54:21 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 1600
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ex. Wasiir Axmed Muumin Seed Oo Su'aal Waydiiyay Xisbiga Waddani

    "hawsha hada inoo taalaana Waa Samatabixinta Shacabkeenu ladaala dhacayaan "biyo la'aanta iyo gaajada"

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"hawsha hada inoo taalaana Waa Samatabixinta Shacabkeenu ladaala dhacayaan "biyo la'aanta iyo gaajada"

Hargaysa (HWN) Ex. Wasiir Axmed Muumin Seed ooh ore uga tirsanaan jiray xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani ayaa sheegay in masuuliyiinta xisbiga Waddani ku mashquul sanyihiin arimaha doorashada halka shacabka Somaliland ay haysato dhibaatooyin iyo ka mid yihiin Gaajo iyo bio a’aan.



Ex. Wasiir Seed ayaa sidaasi ku sheegay qoraal uu baahiyay oo udhignaa sidan:-

 

Su,aashan Waxaa Masuuliyiinta Xisbiga Waddani Waydiyay Wasiir Hore Axmed Muumin Seed:-

Su'aal ?


"Shacabka Soomaaliland  Waxaan Waydiinayaa  xisbiga Waddani ee ka mid ah Xisbiyada dalka  Masuul Kasta oo hadlaa  Wuxuu ka hadlayaa doorashadu Waa in Waqtigeedii dhacdo iyadoo xukuumadu aanayn Wali ka hadlin doorashadu Waqtiga ay dhacayso


hawsha hada inoo taalaana Waa Samatabixinta Shacabkeenu ladaala dhacayaan "biyo la’aanta iyo gaajada”  hadaba Maxaa loo Waayay masuul ka tirsan Xisbiga  Waddani inuu ka hadlo  xaalada Shacabkeenu ku Jiraan oo ay ula dareen noqon Waayeen shacabka.


Hadaba shacabku miyaanay ahayn kuwa bari loo baahanyahay" ayuu yidhi Wasiir Axmed Muumin Seed

Loading...
Loading...