Muuse Iyo Maxmed Kahin Iyo Kulmiye, Iyo Faysalba Waxaa Caddaatey iney Xamar Inagu Waddan.
By; Fu' aad, Maxamed Qawdhan Arimaha Bulshda London.
Waar managaa wallan mise, kulmiye iyo faysal baa wallan.
Waxaan wadda ogsoonahey in wafdi wadda dhan iyo faysal cali warraabe u baxeen keenya weegii ina soo dhaafey.
Hadabba waxaa is weydiin mudan maxey halkaas kulla kulmeeyn,
waxaan wadda ogsoonahey in warbahinta dadka afka soomaaliga ku hadla
iyo kuwa keenya ay soo sareen iyaga madaxda soamlialnd oodhami aay meel
la fadhiyaan , niman madax ka ha dalka soomaaliya.
Warbaahnita somalida iyo kuwa keenya ayaa sheegey in siyaasiinta
somaliland aay la kulmeeyn siyaasi weyn oo ka tarisan siyaasiinta
soomaaliya oo la yidhaahdo,
( CABDIRAXMAN CABDI SHAKUUR WARSAME ).
C
abdi shakuur waa siyaasi weyn oo oohgaamiya xisbga waddajir ee
mucradka somalia 2019, haddba xubnaha siyaasiga la kulmey ayaa waxaa
kamid ahaa
1) WASIIRKA SOMALILAND ARIMAHA GUDAHA MAXAMED KAAHIN
2) GUDOOMIYAHA UCID FAYSAL CALI WARAABE.
3) IYO GUDOOMIYHA XIBIGA KULMIYE
4)IYO SAMAALE OO AH MADXDA KULMIYE.
Hadabba walaalyaal waxeynu nahey bulsho la yidhaado somaliland,
waxaan heshiis ku galney ilaa intaan iyo aaynu ictraaf haleeyno iney,
naan la kulmin madaxda somaliya muxaafid iyo mucaaaradba, wey idiin
muuqataa madaxda kulmiye iney yihiin tuug beenaalayala oo ruwayd u
dhigaya dadka somaliland, iyagga ayaa habeen iyo malinba la hadla
somaliya xidhiidhna la lah, hadii islaan madax ah oo somaliya ka soctaa
aay ku arkaan waddamada jaarka wey u tagaan weyna la fadhiistaaan,
faysal cali waraabe waka markuu arku farmaaje isla swira, maha inuu
inagu yidhaado waa cadow daawada waankan isga oo la sawirine, hadaba
kkuwa kalana ee kulmiye badanoo kalaba ee madxada kale ee kulmiye
dhamaan tooon iney iyaguna sidaas yihiin.
Waxaa maanta cataadey iney (muuse biixi iyo maxamed kahin iyo faysalba xamar nagu waddaan .)
hadii aay caddalad joogto somaliland raggan waa tuug waxey
been usheegeen bulshadii somaliland. waa in la ganaaxo ama maxkamad la
keeno, sharcigu ma ma waddani iyo maskinta uubuu qabtaa, waxaa aniga ii
muuqta in madaxda kulmiye aay xamar inagu wadaaan , kana xun yihiin
siyaasada wangsan ee waddani, ta kale sharcigu maha inuu dadka shacibka
uu qabto ee calanka bluega xidha, waayo madaxdeenii baa iyaguba
madaxda somaliya la qayilayee.
Suaashu waxey tahey hadii xisbiga waddani uu maanta jagaas gali lahaa walaahi dalkuba wuu gariiri lahaa, waad ogedeen beentuu , muuse biixi ku olaleenayeey markuu madaxweynaha rabey ee uulahaa, haber yonisbaa xamar inagu wadda.
waxaan odhan lahaa madaxdan kulmiye sharcigu maanuu qaban horta iyo faysalba.
thank you
ilaahey baa mahad leh inaga dhigey muslin.
Waxaa qorey fuaad maxamed qawdhan arimaha bulshada london
facebook fuaad qawdhan
00447383135563
AFEEF:
Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!
Loading...
Loading...