Magacyada Guddiyadii Diiwaangelinta Ururrada Ee Soo Mara Soomaalilaan 2001 Ilaa 2022.

0
Tuesday February 01, 2022 - 13:01:33 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 903
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Magacyada Guddiyadii Diiwaangelinta Ururrada Ee Soo Mara Soomaalilaan 2001 Ilaa 2022.

    W/Q: Cali Cabdi Coomay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

W/Q: Cali Cabdi Coomay

Waxa Soomaalilaan soo maray saddex ah guddiga diiwaangelinta ururrada iyo ansixinta asxaabta qaranka.

Guddiyadii Madaxweyne Cigaal ‘AHN’ soo magacaabay Febarwar 2001



 1 Maxamed Jaamac Boodhle Guddoomiye

2Aadan Geedi Qayaad, Gudoomiyekuxigeen

3- Saleebaan Yuusuf Cali Koore, Xoghayn

4Xasan Axmed Nuur, Xubin

5Dr. Cali Yuusuf Axmed, Xubin

6Yuusuf Cumar Maxamed, Xubin

7Maxamed Ducaale Maxamed, Xubin


Guddiyadii Madaxweyne Siillaanyo Soo magacaabay Seb. 2011

1. Cabdirisaaq Jaamac Cumar (Ciyaale)

2. Cabdalle Ibraahim Maxamed

3. Xasan Axmed Ducaale (Macalin)

4. Cumar Xasan Jaamac

5. Maxamed Cabdi Maalik

6. Aadan Geedi Qayaad

7. Ismaaciil Cabdilaahi Cali


Guddiyad Madaxweyne Biixi soo magacaabay Janwar. 2022

1. Maxamuud Axmed Obsiiye.

2. Siciid Maxamed Cilmi.

3. Muxiyaddiin Yuusuf Ibraahim

4.  Aadan Geedi Qayaad

5. Cabdalle Ibraahim Maxamed

6. Mukhtaar Cabdi Jaamac

7. Maxamed Xasan Cabdi Badde

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...