Maxaa Ka Socda Dalka Ukraayiin?

0
Sunday January 30, 2022 - 11:09:56 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1264
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maxaa Ka Socda Dalka Ukraayiin?

    Dagaalkii Qaboobaa Oo Soo Noqday,

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dagaalkii Qaboobaa Oo Soo Noqday,

Ma maqashay dagaalkii qaboobaa ee 60-nadii iyo 70-nadii ee u dhexeeyay Nato (Reer galbeedka) iyo Warso (reer bariga Europe) midawgii Soviet u dhexeeyay ee goor ,asta laga hadli jiray laba dal oo ay isku haystaan iyo xaalad dagaal hubka iyo qoryaha laysu gurah jiray .



Dagaalkii qaboobaa ayaa soo noqday I imin,Ana,  markii dalkii Russia awoodiisii ciidan iyo xoogiisii mar kale .a soo noqday.


Xiligii uu midawgii Soviet ku kala burburay ee Warso meesha ka baxday ee ,intoodii badnayd ay ku biireen awoodii Nato ee dalalka reer galbeed,a ,Ayaa waxa Nato ay doonaysaa in ay dalalka ay jaarka yihiin Russia in ay soo degaan oo ay saldhigyo ciidan ka sa sameystaan Sida dalka Ukrainian Arintaas oo uu diiday maanta dalka Russia


Markaa dagaal ma dhacaayo ee waa hanjabaadii jiri jirtay berigii hore iyo dawladaha dunida xaalad u abuura iyo sidii ay hubba u iibssan lahaayeen.


Hadaba weynu eegi doonaa in ay dalalka reer galbeed,u dunida ka taliyaan iyo in Russia quwadeedii la soo noqotay oo uu miisaanku isbede.i doono?

 

 [email protected]

 Cali maxamed Biixi

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...