Raysal Wasaaraha Itoobiya Oo Dhambaal Bogaadin Ah U Diray Eritrea

0
Saturday May 25, 2019 - 14:43:55 in News by
  • Visits: 1859
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Raysal Wasaaraha Itoobiya Oo Dhambaal Bogaadin Ah U Diray Eritrea

    Raysal Wasaaraha Itoobiya Oo Dhambaal Bogaadin Ah U Diray Eritrea

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Raysal Wasaaraha Itoobiya Oo Dhambaal Bogaadin Ah U Diray Eritrea


Addis Ababa(HWN):-Ra’iisul-wasaaraha Itoobiya Dr. Abiy Axmed ayaa dhambaal hambalyo ah u diray sannad guurada 28-aad ee Madax-bannaanida Eriterea.

Ra’iisul-wasaaraha Itoobiya oo Reer Eriterea ku Bogaadiyey 28 Guurada Madaxbannaanidooda


Siday baahisay warbaahinta dawladdu wuxuu Ra’iisul-wasaare Abiy uu dhambaalkiisa Hambalyada ah ku yidhi "Waxaan dhambaal hambalyo ah gaadhsiinayaa shacabka iyo dawladda Eriterea oo aan ku bogaadinayo munaasibadda 28 Guurada madax-bannaanida Eriterea.”


Abiy Axmed wuxuu sheegay in kor loo sii qaadi doono cilaaqaadka walaaltinimo ee Itoobiya iyo Eriterea. Waxaanu ballan qaaday in iskaashiga labada dal noqon doonaan qaar labada dalba dani ugu jirto.


Waxa kaloo Ra’iisul-wasaaraha Itoobiya nabad iyo horumar u rejeeyey shacabka reer Eriterea.


Loading...
Loading...