Dalka Jabaan Oo Kaalinta Koowaad Kaga Jira Liiska Dalalka Ay Dadkoodu Ugu Akhriska Badan Yihiin Dunida.

0
Saturday January 29, 2022 - 09:35:05 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1253
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dalka Jabaan Oo Kaalinta Koowaad Kaga Jira Liiska Dalalka Ay Dadkoodu Ugu Akhriska Badan Yihiin Dunida.

    #Sidee ayey kula tahay in aynnu kor ugu qaadi karno heerka #akhriska bulshadeenna?

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

#Sidee ayey kula tahay in aynnu kor ugu qaadi karno heerka #akhriska bulshadeenna?

 Qiyaas ahaan 4 saacadood ayuu celcelis ahaan muwaadin kastaa wax akhriyaa. Buuggaagta barbaarinta ubadka oo keliya marka la eego sannadkii waxaa afka Jabbaan lagu turjumaa 200 oo buug oo kuwa barbaarinta ubadka ah. Waxaa dheer maqaallo cilmiyeedyo khuseeya dhinacyada kala duwan ee nolosha iyo aqoonta da'aha kala duwan ee qaybaha bulshada.



Dhinaca kalana tirakoob lagu sameeyey buuggaagta sannad kasta laga ammaanaysto maktabadaha magaalooyinka waaweyn ee dunida si loo qiyaaso heerka akhrisku marayo. Waxaana soo baxay tirooyinkan yaabka leh:


12. London 25 milyan.

11. Seoul: 26 Milyan.

10. Paris: 28.3 Milyan

9. Melbourne: 29.1 Milyan.

8. Toronto: 30.2 Milyan.

7. Moscow: 30.3 Milyan.

6. Singapore: 33 Milyan.

5. Los Angeles: 42 Milyan.

4. Hong Kong: 49 .8 Milyan

3. New York: 56.3 Milyan

2. Shanghai: 86.2 Milyan.

1. Tokyo: 111.9 milyan .

#Sidee ayey kula tahay in aynnu kor ugu qaadi karno heerka #akhriska bulshadeenna?

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...