Sida Qoys Waardiye $120 Bishii Isugu Filaysiiyaan Nairobi!

0
Thursday January 27, 2022 - 09:45:47 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1347
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Sida Qoys Waardiye $120 Bishii Isugu Filaysiiyaan Nairobi!

    W/Q: Axmed M. Awaare (Assad)

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

W/Q: Axmed M. Awaare (Assad)

Sidee qoys Nairobi degen, oo nin waardiye ahi u shaqeeyaa, mushaharkiisuna bishii yahay $180 (18,000ksh) isugu filaysiiyaan, ooy weliba $50 bishii bangiga uga dhigtaan!

 

Wuxuu waardiyahaas oo u waramay jariiradda Bizna Kenya sheegay inuu qarashkiisu yahay sidan:

1 Kiro/sandaqad $25 (isku-raran).

2 Hooyaday waxaan siiyaa $20

3 Cunto bishii $35(hoos ka eeg)

4 Fiigga iskuul hal arday $15

5 Faakihaysi/tamashle $20

6 Waxyaabo kale $5

7 Waxaan banka dhigtaa $50

 

RAASHINKA BISHII WAA $35

1 Soor/Shuuro, 2 teneg $4

2 Sonkor, 3 kiilo $3.60

3 Ukun, 1 kartoon yar $3.60

4 Boorash, 2 baako/4kg $2.40

5 Bariis, 4kg $4.80

6 Budo sareen, 6kg $3.60

7 Cusbo, $0.30

8 Sabuun dhar $1.40

9 Sabuun qubays, 2 xabo $0.90

10 Af-tir/af-maris, 1 duub $0.70

11 Saliid, 3 litir $6

12 Hilib yar, bishii 4-8 jeer $4-8

13 Sukuma/ Koosto+basbaas+yaanyo (0.2 maalintii)

14 Basal, 2kg $2

15 Digir,(koobkii/=$0.3-06)

 

16 Saliid-madax $1.5

17 Qurxinta timaha xaaska $7

18 Ciyaarta caruurta $0.75

19 Dawo-caday $1.50

 

Axmed M. Awaare (Assad)

Facebook: Ahmed Assad

Email: [email protected]


AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...