Midowga Musharaxiinta Oo Eedaymo Culus u jeediyay Madaxweyne Farmaajo.

0
Wednesday January 26, 2022 - 19:18:23 in News by
  • Visits: 1025
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Midowga Musharaxiinta Oo Eedaymo Culus u jeediyay Madaxweyne Farmaajo.

    Golaha Midowga Musharaxiinta ayaa ugu baaqay Ra'iisal Wasaare Rooble in uu qaato masuuliyadda kaga aadan xaqiijinta in ciidanka laga saaro siyaasada...........

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Golaha Midowga Musharaxiinta ayaa ugu baaqay Ra'iisal Wasaare Rooble in uu qaato masuuliyadda kaga aadan xaqiijinta in ciidanka laga saaro siyaasada...........

Golaha Midowga Murashaxiinta ayaa ku eedeeyay Madaxweynaha muddo xilledkiisu dhamaaday ee Maxamed Cabdulahi Farmaajo inuu qalalaase ka abuurayo gobolka Hiiraan.

 

War Saxaafadeed ay soo saareen Midowga Musharaxiinta ayaa waxa ay ku sheegeen in tabashada reer Hiiraan ay tahay qaddiyad siyaasadeed oo u baahan waan-waan iyo wada-xaajood siyaasadeed,

 

"Goluhu wuxuu kaloo u arkaa ciidanka Beledweyne laga dejiyey in uu carqalad ku yahay fursadaha nabad iyo wadahadalka. Waxaa weli muuqata in taliyayaasha ciidanka ay iska dhegatirayaan go’aanadii Golaha Wadatashiga Qaran, iyo baaqyadii bulshada Soomaaliyeed iyo beesha caalamka ka soo baxayey.”ayaa lagu yiri qoraalka ka soo baxay Midowga Musharaxiinta.



 

Golaha Midowga Musharaxiinta ayaa ugu baaqay Ra’iisal Wasaare Rooble in uu qaato masuuliyadda kaga aadan xaqiijinta in ciidanka laga saaro siyaasada, loona jiheeyo la dagalaanka argagexisada Alshabaab iyo Daacish oo albaabada iskugu dhuftay suuqii ugu waynaa ganacsiga Soomaaliya ee Bakaaraha.

 

Halkan ka aqriso war saxaafadeed ka soo baxay Midowga Musharxiinta


No description available.


Loading...
Loading...