Rooble oo xaliyay Khilaaf u dhaxeeyay Mahdi Guuleed & Cabdi Xaashi

0
Wednesday January 26, 2022 - 17:54:13 in News by
  • Visits: 1293
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Rooble oo xaliyay Khilaaf u dhaxeeyay Mahdi Guuleed & Cabdi Xaashi

    Rooble oo xaliyay Khilaaf u dhaxeeyay Mahdi Guuleed & Cabdi Xaashi

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Rooble oo xaliyay Khilaaf u dhaxeeyay Mahdi Guuleed & Cabdi Xaashi

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiibta ee Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan la yeeshay Guddoomiyaha Aqalka Sare iyo Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka dalka Mahdi Maxamed Guuleed.


War kasoo baxay Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha ayaa waxaa lagu sheegay in Rooble uu dhammeeyay madmadowgii soo kala dhex galay Mahdi Guuleed iyo Cabdi Xaashi, iyadoo la isku afgartay in ay si wada jir ah Ra’iisul Wasaaraha ugala shaqeeyaan dhammeystirka doorashada xildhibaannada Golaha Shacabka ee ka soo jeeda Somaliland.



Tallaabadaan ayaa kusoo aadeysa xilli dhawaan Guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi oo Warbaahinta la hadlay uu codsaday in la hakiyo doorashada Golaha Shacabka ee Gobolada Waqooyi inta laga saxayo khalalaadka jira...

Loading...
Loading...