Wasiirka Arrimaha Dibadda Oo Qaabilay Wafdi Ka Socday Dolwadda Faransiiska

0
Monday January 24, 2022 - 12:08:56 in News by
  • Visits: 1673
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasiirka Arrimaha Dibadda Oo Qaabilay Wafdi Ka Socday Dolwadda Faransiiska

    Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Cabdisaciid Muuse Cali ayaa Tan Iyo markii Xilkaan loo Magacaabay Waxaa uu Waday Kulamo

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Cabdisaciid Muuse Cali ayaa Tan Iyo markii Xilkaan loo Magacaabay Waxaa uu Waday Kulamo

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Cabdisaciid Muuse Cali, ayaa caawa Muqdisho ku qaabilay wafdi ka socday Wasaaradda Yurub iyo Arrimaha Dibadda ee Jamhuuriyadda Faransiiska, kaas oo uu hoggaaminayey Agaasimaha Afrika ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda Mudane Christophe Bigo


Wasiirka iyo Wafdiga ayaa ka wada hadlay horumarinta xiriirka labo geesoodka ah iyo xoojinta iskaashiga wadar geesoodka ah ee labada dal, waxaana ay si gaar ah kulankooda diiradda ugu saareen iskaashiga dhinacyada amniga, diblomaasiyadda, la dagaallanka argagixisada iyo arrimaha Gobolka Geeska Afrika.



 

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Cabdisaciid Muuse Cali ayaa Tan Iyo markii Xilkaan loo Magacaabay Waxaa uu Waday Kulamo uu kula Kulmaayo Wakiilada Dalalka Caalamka Ee Qaabilsan Soomaaliya.

Loading...
Loading...