Dagaal Muu Dhamaano, Maantuu U Daranyahay, Dayartaanu Haystaa, Abahood Kuwii Dilay Xamar Derojo Haystaan

0
Saturday January 22, 2022 - 09:20:28 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 950
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dagaal Muu Dhamaano, Maantuu U Daranyahay, Dayartaanu Haystaa, Abahood Kuwii Dilay Xamar Derojo Haystaan

    W/Q: Ismail Abdillahi Handuleh

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

W/Q: Ismail Abdillahi Handuleh

BISMILAAHI ALRAXMAAN ALRAXIIM[A.S.C.WR.W.B]


TU KHAAS AHNA BAHDA H/W IYO AKHRISTAYAASEEDA.

 

Dani waxay tidha yeel,Doordooranmayside,



Dabkaa laysku tuuraa,wuxunba ka doogiye,


Rag I daa I daadiiba,Dararba bay ka qaadeen,


Dalkaygiyo dadkaygii,Dirxunkii I dabarjaray,


Dalxiis xamar u aadaan,Wasiirana u doont en,


Dayartii la doorte dardarta laga sugaayayoo,


Irbadii dun lama gelin,dadna waydin sugaya.


Isku dul huursanaatuu,Dirganwayey qaranki,


Xamarkii u duuliyo,Ama kuwa kaa soo dega,


DHamaantood,DIL IYO DACAS.


        ISMAIL ABDILLAHI HANDULEH
AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...