Musharaxa Dr.Gaboose Iyo Xisbiga SAHAN 2022. Qore Mukhtar Cilmi

0
Thursday January 20, 2022 - 09:44:49 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1654
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Musharaxa Dr.Gaboose Iyo Xisbiga SAHAN 2022. Qore Mukhtar Cilmi

    Asalaamu calaykum waraxmatulaahi Wabarakaato.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Asalaamu calaykum waraxmatulaahi Wabarakaato.

Maanta waxaan u diraya taageerayaasha isbedel doonka ee daneenaya isbedelka siyaasiydeed ee bilaabmaya bisha may 2022 marka ururada la diiwaan galiyo, waxaana faraya tageeryaashii hore ee waddani iyo kuwa xaqiiqda arkay in ay taageeraan xisbiga soo socda ee SAHAN ee musharaxiisa noqon doono DE. MAXAMED CABDI GABOOSE.

 

Gudoomiyahana u noqon doono siyaasi maxamuud xaashi, iyo xoghaye oo noqon doono siyaasi maxamed Ibrahim qabo, iyo cali warancade iyo siyaasiyiin kale culus.

 

Waxaan taageeri ururka SAHAN ee noqon doona ururka kaalinta kowaad gali doona, doorashadda madaxnimadana ku guulaysan doona , musharax gaboose shacbiyad weyn ayuu ku dhex leeyahay somaliland, dadkuna way idin sugayaan waana xaq aad u leedihiin hogaaminta dalka marxalada soo socota.

 

Qore Mukhtar Cilmi

[email protected]


AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...