Wasiir Ka Tirsan Xukuumada Muuse Biixi Oo Ka Hadlay In Uu Iscasilayo

0
Wednesday January 19, 2022 - 21:30:29 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 4231
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasiir Ka Tirsan Xukuumada Muuse Biixi Oo Ka Hadlay In Uu Iscasilayo

    Wasiir Ka Tirsan Xukuumada Muuse Biixi Oo Ka Hadlay In Uu Iscasilayo

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasiir Ka Tirsan Xukuumada Muuse Biixi Oo Ka Hadlay In Uu Iscasilayo

Hargaysa (HWN) Wasiirka Gaadiidka iyo Horumarinta Jidadka Somaliland C/risaaq Maxamed Ibraahim (Ataash) ayaa beeniyay inuu Iscasilay.



"Shaqo ayaan ka imid, Qarankana waan u shaqaynayaa, Waxbana kama Jiraan Wararkaasi oo waa Been abuur". Ayuu yidhi Wasiirka Gaadiidka iyo Horumarinta Jidadka.


Wasiir Ataash ayaa kamid ah wasiiradii uu dhawaan Madaxwayne Muuse Biixi Cabdi dib umagacaabay

Loading...
Loading...