Sikasta Oon Ukala Aragti Duwanahay Waxaanu Ka Midaysanahay Aqoonsi Uhelida Somaliland

0
Wednesday January 19, 2022 - 18:40:18 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1056
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Sikasta Oon Ukala Aragti Duwanahay Waxaanu Ka Midaysanahay Aqoonsi Uhelida Somaliland

    W/Q: Abdiqani Salaf.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

W/Q: Abdiqani Salaf.

Sikasta oo aan ukala afkaar duwanahay waxan ka midaysanay ictiraaf u helida qaranka Jamhuriyadda Somaliland iyo calanka towxiidka leh oo calamaanta caalamka ka dhex mudha waa yoolkeena fog.



Waxaa maanta sidii xuusho wadkeedii loo sheegay weercad xidhan oo baraha bulshada ka dhex barooranaya cadawgii Somaliland. Cadho iyo hinaase ka  bilaabmay soo dhawaynta madaxweynaha qaranaka Somaliland  ee Ethiopia iyo mooshinka baaarlamaanka ingiriiska lagu horkeenayo ee lagaga doodayo qadiyadda ictiraaf ka Somaliland caalamka hesho.


Waxaan arkaayay degaalka ka bilowday Twitter ka ee qadaadwayn iyo ciyaalo farmaajo ka wadaan baraha bulshada ee ka dhanka ah Jamhuriyadda Somaliland waa in difaac adag laga galaa oo Facebook ga localka ah ee aynu gambadhka isugu fadhino aynu joojinaa oo wax  is ka dhicinaa. Qolyaha abaabulaya in madaxweynaha Somaliland lagaga mudaharaado USA iyo UK waa inaynu ka hortagnaa inagoo midqudha ah,  haybada qarankaagu waa haybadaada, Somaliland Allah ha guuleeyo.


Allah Mahad leh,

Abdiqani Salaf.

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...