Go'aanka Maxkamada Fulinta Sharciga Guusha Xukuumadda Iyo Qanacsanida Mucaaridka

0
Tuesday January 18, 2022 - 10:48:07 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1169
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Go'aanka Maxkamada Fulinta Sharciga Guusha Xukuumadda Iyo Qanacsanida Mucaaridka

    W/Q: Hamse Riiraash

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

W/Q: Hamse Riiraash

Haddii aan la is indho tirayn Xukuumaddu waxa ay Mar walba Ku taagnayd sax iyada oo u jeedadu ahayd furista ururada tobankii sannaba Mar.

 

Sida Sharcigu dhigaynaya waxa maxkamadu u raacday ansixinta ogolaanshaha sharciga ahayd taas oo fasaxday Isla siduu wasiirku sheekay in ay ururada furanyihiin ka hor Maxkamada.

 

Tan oo markii hore buuq siraadisay mucaaridku ka xanaaqeen taasi oo ugu danbayntii iskugu biyo shubatay ansaxinta furashada axsaabta.

 

Haddaba su'aasha meesha  taal waxa weeyi tee horreysa ta madaxtooyada Iyo ta ururada.

 

Jawaabtu waxa weeyaan ta ururada horrreysa kadibna waxa loo tababushaysanaya ta madaxtooyada. Taas oo wakhtigeedana lagu qabanaayo

 

Waan guul madaxweynuhu Ku suntanyahay Iyo dal horumaray oo gaadhay ujeedooyin badan.

 

Mucaaridkeenu Mar walba ha iska daayaan salfudaydka. Somaliand dal guulaystay Iyo madaxweyne muwaadin dhab ah.



W/Q: Hamse Riiraash

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...