Hambalyo Gud.Maxkamada Sare. Qore Mukhtar Cilmi

0
Tuesday January 18, 2022 - 10:37:18 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 787
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Hambalyo Gud.Maxkamada Sare. Qore Mukhtar Cilmi

    Asalaamu calaykum waraxmatulaahi Wabarakaato.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Asalaamu calaykum waraxmatulaahi Wabarakaato.

Waxaan hambalayo udiraya gud maxkamada sare aadan xaaji cali oo runti kasoo ajiibay doonista shacabweynaha somaliland.



Waxaana dorba soo baxday itaal yarida aan idin sheegay mucaaridka oo saacad gudahood iso soo dhiibay iyago diidayey in ururada lafuro may 2022.

 

May 2022 diwaangalinta ururuada aya bilaambaysa waana sida sharciga furista ururada lix bilood kahor ay xisbiyada jira maanta noqonayaan ururu iyago ba kulmiye waddani ucid,  ururna doorasho madaxweyne ma gali karo sidaa darteed doorashada xisbiyada aya la galaya kadib ta madaxtooyadda, waxaana dhici doonta in muddo kordhin loo sameyaye madaxweyne muuse biixi cabdi.

 

Imisa jeer ayaan idin lahaa reer waddaniyow musharaxiinu wuu liita, sharcaiga lagu dilayna waa kii u saxiixay 2011 !!!, 4 bilood kadib wuxuu raacay wadadii oo kaga bixi lahaa saaxada siyaasada. Xirsi cali xaji xassan wuxuux noqon doona gudoomiyaha igu mudada yara abid soo maraa xisbi!!!

 

Qore Mukhtar Cilmi 

[email protected]

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...