Ciidamo katirsan Daraawiishta Galmudug oo Dhoolotus soo bandhigay (Sawirro)

0
Tuesday January 18, 2022 - 09:38:55 in News by Xaaji Faysal
  • Visits: 1700
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ciidamo katirsan Daraawiishta Galmudug oo Dhoolotus soo bandhigay (Sawirro)

    Ciidamada tababarka loo soo xiray ayaana xarunta madaxtooyada Galmudug

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciidamada tababarka loo soo xiray ayaana xarunta madaxtooyada Galmudug

Ciidamo katirsan daraawiishta dowlad goboleedka Galmudug ayaa degmada Caabudwaaq ee waqooyiga gobolka Galgaduud, waxaa loogu soo xiray tababar bilooyin halkaasi uga socday.


Madaxweyne kuxigeenka Galmudug mudane Cali Daahir Ciid oo safar howleed ku jooga Degmada Caabudwaaq ayaa tababarka usoo xiray cutubkan cusub ee kamid noqonaya ciidamada daraawiishta Galmudug.



Ciidamada tababarka loo soo xiray ayaana xarunta madaxtooyada Galmudug ee kutaala Caabudwaaq kusoo bandhigay dhoolotus ay la dhaceen masuuliyiintii iyo dadkii kale ee goobtaasi ku sugnaa.

Madaxweyne kuxigeenka Galmudug Cali Daahir Ciid ayaa kula dardaarmay ciidamada daraawiishta ee tababarka loo soo xiray in ay noqdaan kuwa daacad ah oo u adeega dadka iyo dalka , isagoona uga digay in qabiil noqdaan ama dadkooda dhibaateeyaan.
May be an image of 4 people, people standing, military uniform and outdoors
May be an image of 6 people, military uniform and outdoors
May be an image of 11 people, military uniform and outdoors
May be an image of 11 people, military uniform and outdoors
May be an image of 3 people, people standing, military uniform and outdoors
May be an image of 2 people, people standing, military uniform and outdoors
May be an image of 6 people, military uniform and outdoors
May be an image of 6 people, military uniform and outdoors
May be an image of 8 people and people standing
May be an image of 5 people, military uniform and outdoors
May be an image of 3 people and people sitting
May be an image of 3 people, people sitting and people standing
May be an image of 7 people, military uniform and outdoors
May be an image of outdoors
May be an image of 4 people, military uniform and outdoors
May be an image of 5 people and military uniform
May be an image of 3 people, people standing and military uniform
May be an image of 3 people and people standing
May be an image of 2 people, people standing, military uniform and outdoors
May be an image of 2 people and people standing
May be an image of one or more people, people sitting and people standing
Loading...
Loading...