Guddoomiyaha gobolka Sanaag oo ka hadlay guud ahaan xaalada gobolka Sanaag

0
Sunday January 16, 2022 - 09:01:48 in News by Xaaji Faysal
  • Visits: 609
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Guddoomiyaha gobolka Sanaag oo ka hadlay guud ahaan xaalada gobolka Sanaag

    Waxanu intaasi ku daray, in ay jiraan abaaro soo waajahay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxanu intaasi ku daray, in ay jiraan abaaro soo waajahay

May be an image of 1 person, standing and indoor



Guddoomiye Axmed Cabdi Muuse wuxuu sheegay in dad aad u tiro badan oo abaaro ka soo hayaamay ay

soo gaadheen gobolka Sanaag, waxaanu sheegay in gobolka Sanaag guud ahaan yahay mid amni ah.

Waxanu intaasi ku daray, in ay jiraan abaaro soo waajahay dadka deegaanka isla markaana uu jiro jiilaal daran dadkuna u baahan yihiin caawimo nololeed.

Guddoomiyaha ayaa sheegay in dadwayne aad u tiro badan oo soo hayamay ay culays ku hayaan deeganka oo markii hore abaartu haysay, waxaanu baaq u diray cid kasta oo wax la qaban karta sidii dadkaasi loo caawin lahaa.
Loading...
Loading...