Xildh. Maxamed Abiib Oo Ka Hadlay Xildh. Saaka Ay Isku Laayeen Xarunta Wakiilada

0
Saturday January 15, 2022 - 17:54:36 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 2804
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xildh. Maxamed Abiib Oo Ka Hadlay Xildh. Saaka Ay Isku Laayeen Xarunta Wakiilada

    "Hadalna waxan kaga bixi tixdii Garaadle Abwan Hadraawi ee ahaa."

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Hadalna waxan kaga bixi tixdii Garaadle Abwan Hadraawi ee ahaa."

Hargaysa (HWN) Xildhiban Maxamed Abiib oo ka tirsan golaha wakiilada Somaliland ayaa ka hadlay dagaall gacan ka hadal ah oo maanta xarunta golaha wakiilada ku dhexmaray xidhibaan ay kawada tirsanyihiin golaha Wakiilada.

 

Xildhibaanka ayaa sidaasi ku sheegay qoraal uu baahiyay  oo uqornaa sidan:-

 

Haday qudhaydu ku baxayso ama aan ku waayayo kursigan Golaha dayn maayo inaan u hadlo Danyartu meel ay joogtaba.



Xaga ciidanka waxa farxada in 20% cusbaa ee aan soo jeedinay 10% kamida uu raacay wixii maanta duuduubka lagu ansixiyay deedna sanadkan korodhka ciidamadu yahay 30%


Hadalna waxan kaga bixi tixdii Garaadle Abwan Hadraawi ee ahaa.


Inta daran dabayshiyo

Duufaan ha qaadee

Dusha soo kor la iyidhi

Danyar baanse ka xigsaday.

Loading...
Loading...