Golaha Wakiilada Oo Diiday Miisaaniyada Dawlada Hoose Ee Gabilay.

0
Saturday January 15, 2022 - 15:37:21 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 1531
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Golaha Wakiilada Oo Diiday Miisaaniyada Dawlada Hoose Ee Gabilay.

    "Guddida ayaa soo jeedisay in dawlada hoose ee Gabilay ay Isticmaasho miisaaniyadii 2021 "

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Guddida ayaa soo jeedisay in dawlada hoose ee Gabilay ay Isticmaasho miisaaniyadii 2021 "

Hargaysa (HWN) Golaha Wakiillada Somaliland ayaa saaka guddo galay doodda odoroska Miisaaniyada 2022-ka, oo muddooyinkii u dambeeyey ay gacanta ku hayeen guddi hoosaadka dhaqaalaha ee Golahaasi.

 

Fadhiga maanta ee Golaha Wakiillada oo uu guddoominayo Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Cabdirisaaq Khaliif Axmed, ayaa waxa fadhigan warbixin la xidhiidha Miisaaniyadda ka hor akhrinaya Guddoomiyaha Guddida Dhaqaalaha Xildhibaan Cabdirashiid Cago weyne.

 

Guddida dhaqaalaha ee Golaha wakiilada Somaliland ayaa diiday miisaaniyada dawlada hoose ee Gabilay.

 

Guddida ayaa soo jeedisay in dawlada hoose ee Gabilay ay Isticmaasho miisaaniyadii 2021 .

 

"Dawladda Hoose Ee Gabilay waa in ay isticmaashaa miisaaniyadoodii hore…”



No description available.

Loading...
Loading...