Wasaaradda Maaliyadda oo tababar u furtay Xisaabiyeyaasha Dawladda

0
Saturday January 15, 2022 - 12:40:23 in News by Xaaji Faysal
  • Visits: 617
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasaaradda Maaliyadda oo tababar u furtay Xisaabiyeyaasha Dawladda

    Hirgelinta halbeegyada caalamiga ah ee xisaabaadka dawladda waxa looga

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hirgelinta halbeegyada caalamiga ah ee xisaabaadka dawladda waxa looga



Wasaaradda H. Maaliyadda Xafiiskeeda Xidhiidhinta Barnaamijka Dib-u-habaynta Maamulka Maaliyadda iyo

 Xafiiska Xisaabiyaha Guud ee Dawladda ayaa si wadajir ah tababar ugu qabtay xisaabiyeyaasha Hay’addaha

 Dawladda. Tababarkaas oo ku saabsan hirgelinta Halbeegyada Caalamiga ah ee xisaabaadka dawladda

 (IPSAS), waxa si rasmi ah u furay Xisaabiyaha Guud ee Dawladda Mudane Axmed Dauud Geeddi.



Hirgelinta halbeegyada caalamiga ah ee xisaabaadka dawladda waxa looga golleeyahay dardargelinta iyo

 casriyeynta hannaan xisaabeeddka dawladda si loo helo xogo xisaabeed rasmi ah oo lagu go’aan qaato iyo in la

 hubiyo daah-furnaanta iyo isla-xisaabtanka isticmaalka iyo maamulka maaliyadda dawladda.

Loading...
Loading...