Dawladaan Dalka Joogine, Hadday Duunyo Dhamaata, Kaluunkaa Deeqilahaaye, Soo Kuwan Duulku Ishaysta.

0
Saturday January 15, 2022 - 09:58:07 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 125
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dawladaan Dalka Joogine, Hadday Duunyo Dhamaata, Kaluunkaa Deeqilahaaye, Soo Kuwan Duulku Ishaysta.

    W/Q: Ismail Abdillaahi Handuleh.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

W/Q: Ismail Abdillaahi Handuleh.

BISMILAAHI ALRAXMAAN ALRAXIIM [A.S.C.W.R.W.B]


 TU KHAAS AHNA BAHDA H/W IYO AKHRISTAYAASHEEDA.

 

DUNIDU WAA ISLAYAAB,DADKAN DOONAYA,



CEESHAD DAADSANO,TAALA AGTOODANON,


DAAYINKOOD UGU DEEQAY,KA MUTAYSANIN,


DAALOON DARUURIGAY KA DHERGAANIYO,


UGU DAADSHAY BADOODA,DOONAYA UUN,


WAX SHISHEIYO,BARIISAY SOO DEJISTAANOY,


DOOLAR AY KU BAXASHAAN,DUGAHO URAYA,


DIRXIGIINA KA BUUXOO. DIBAHAA LAGA KEEO,


DOORNA AY KAAS BIDAYAAN,BERSHO DIIDANYIN,


SALIID DOOLI DHEXJIFO,DOOFARU KA URAAYO,


DUQOWDO KU GABAWDAY,MUDADAY DABAYTIL


DOLAARBA SIISANAYSAN,SIXIRBAR AAN KA DACWONO,


DIGNIIN WEEYE INTAASIYE,DANAHEENANA DAAWOO,


NIMCADA DAADSAN AGTEENA,DEERAGEENA KALUNKA,


DAAYINKEEN INA SIIYEY,DUNIDII WEERARAYAANE,


DAWLADO AAN BAD LAYAHNI,MARKIIB DALBADEEN,


SHIINIHIIBA DABAR GOOYO,XAGAAF SOO DIRANAAYO,


DADKEENIYO BAKHTIYAAYA,DOONYADII KA DHAMAATAY,


DABADHEERTII ABAARTU,DAADGUREEYEY AFWEYNE,


HA DILOO HA DUQEEYEE,DUULKAN WAABU U DHAAMAY,


DUNIDA WEERARKU MAANTA,WAA DEBNAHA WAX LA SAARO,


DAGALKINA BILAABAN,DOORKAN DIIDSE FARMAJO DANHISAN,


MOOYEE LIISANKII BADH U DIID,DAABULO GEDO GEEYA DADKUN


BAY KA MIDYIINE,DAWLADAN DALKA JOGINE,DAD MIYA QADILAYO,


DAWARO TUUGSAN LAHAYO,MARKA AY DIBIRAANA IYGAA DIRANLA,


DIBADAHAW DHOOFIN LAHAAYO,DOOLARNA SOO GELINLAHAAYE,


                                           ISMAIL ABDILLAAHI HANDULEH.
AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...