Maxaa Ka Jira In Madaxwayne Muuse Biixi Looga Yeedhay Itoobiya?
Hargaysa (HWN) Madaxwaynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa la sheegay in looga yeedhay caasimada Itoobiya ee Adis Ababa.
Sida uu sheegay Abdirizak Diinaari oo ka hadla arimaha geeska "Madaxweyne Biixi oo Ethiopia looga yeedhey. Safarkan oo dhaafsisan dowladda Ethiopia. Kuna saabsan in aanu nabadda Somaliland iyo gobolka khalkhal galin. Amnigaasoo u wadda Dan ah. Dowladda Ethiopia iyo caalamkaba. Waxana ka midda dowlaha u la kulmayo Emaratka iyo Turkeys, Kenya. African Union diplomasiyiin ka socdda, IGAD. Intaasiba waxey fahmayaan dareenka shacabka Somaliland dareenkooda” ayuu ku sheegay qoraal uu baahiyay Cabdirisaaq Diinaari.
Qoraalka uu baahiyay Cabdirisaaq Diinaari ayaa sidoo uu ku yidhi "Madaxweyne ayaa Axadda ku tagaya dalka Ethiopia waxana la kulmaya diplomasoyiin calaaamiya iyo PM dowladda Ethiopia Abiy Ahmed. Gobolka Somaliland waxey ku taal xudin. Mihiim ah.
Safarkan baa u eg. Safarkii Madaxweyne Dahir Rayaale ku tahey Paris bishii May-2009. Kaaso ku saabsana. Dorashadii dhacdey 26 June 2010.
Waa safarkii badbaadda Somaliland
Diinaari diplomatic sources.
Safarkani waxu ku baaqan karaa. MADAXWEHNE MUUSE DIIDA. OO ASKARANIMO KU DHAQMA” Hon-Envoy Abdirizak Diinaari