SLAND Oo Xidhay Suxufi Dad Abaaraysan Uqaybiyay Deeq Ka Timid Buurmadaw

0
Thursday January 13, 2022 - 10:36:06 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 2436
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    SLAND Oo Xidhay Suxufi Dad Abaaraysan Uqaybiyay Deeq Ka Timid Buurmadaw

    "waxaana deeqda biyaha suxufiga u soo wakiishay Boqor Cismaam Buurmadow"

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"waxaana deeqda biyaha suxufiga u soo wakiishay Boqor Cismaam Buurmadow"

Hargaysa (HWN) Ciidamada amaanka ee magaalada Caynaba ayaa xabsiga dhigay Wariye Cali Taani oo maalintii shalay deeq biyo ah gaadhsiiyay dad danyara oo abaaruhu sameyeen, waxaana deeqda biyaha suxufiga u soo wakiishay Boqor Cismaam Buurmadow oo kamida bahda dhaqanka Somaliland hayeeshe siyaasada madaxweyne Biixi si wayn uga soo horjeeda.

 

Boqor Buurmadaw ayaa mudooyikii ugu dambeeyay ku sugnaa magaalada Muqdisho isgoo la sheegay in uu dhexdhexaadin ka dhex sameeyay qaar kamid ah siyaasiyiinta Somaliland ee ku sugan Muqdisho oo khilaaf dhexdooda ka qarxay


Loading...
Loading...