Xaalada Somaliland Doorooshooyinka Xilligeeda Iyo Furista Ururada.

0
Wednesday January 12, 2022 - 09:18:50 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1019
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Xaalada Somaliland Doorooshooyinka Xilligeeda Iyo Furista Ururada.

    W/Q:Hamse Riiraash.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

W/Q:Hamse Riiraash.

Run ahaantii waxaynu nahay dal nabdoon oo ka dhex babanaya geeska afrika’taa oo ku taal meel istaatijiyeed oo muhiim u ah caalamka.

 

Waxaynu nahay dal isku taagay cagihiisa muddadii dhowr Iyo labaatan sanno ahayd dhisanayay oo nabnabanayna qaranimadooda..

 

Taa oo maalinba maalinba ka danbaysa tallaabo hore loo qaadayay..tan Iyo hanashadii mujaahid muusana wuxuu hirgaliyay doorosho tii ugu wanaagsad abid.taa oo ay caalam weynuhu ku majiirteen.

 

Muuse oo raba inuu dhamaystiro hanaan wanaaga ayaa   Ku dhawaaqay furashada ururada tan oo dan u ah dadweynaha raba in ay jaanis u hellaan furista ururada dalka.

 

Madaxweyne iyo dawladaba waxa ka go’an hadduu eebe idmo doorooshooyin wakhtigeeda ku dhacda. tan oo bedalasa dhaqanadii hore ee aan hagaagsan mudo korodhsiga .tan oo ah dariiq cusub oo jidaynayo mujaahid muuse.

 

Waxaad aragtaan waxa ka jira soomaalia iyo siduu Farmaajo mudo korodhsiga ugu dhaganyahay muddo shan sanna ah.!!!

 

Haddaba xisbiyada mucaaridka iyagu yaanay diidin oo sas ay ka qaadin tan sida muuqatana way kaqaadeenbe furista ururuda.

 

Somaliland waa iftiin babanaaya oo loo quudhi layahay waxa ay soomaalida kale dheertahay

 

W/Q:Hamse Riiraash.


AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...