Geel Waa Rarasho, Raggana Garasho Weeyaan,Waayo Aragna Guulnoqoy.Golaheena U Marag Furay.

0
Wednesday January 12, 2022 - 09:15:57 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 199
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Geel Waa Rarasho, Raggana Garasho Weeyaan,Waayo Aragna Guulnoqoy.Golaheena U Marag Furay.

    W/Q: Ismail Abdillahi Handuleh.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

W/Q: Ismail Abdillahi Handuleh.

  BISMILAAHI ALRAXMAAN ALRIIM [A.S.C.W.R.W.B]

TU KHAAS AHNA AKHRISTAYAASHA IYO BAHDA H/W.



 

1-GOLIHII LAGU KHASAARE,GUUSHOODII BIXIYAYE,

    GARSOORKA DEEQ U SIIYE,GUNIMADA GUDOME,

    GEGO MADHAN GANDODE,GARTI SOO DHAMATO,

    GEBAGEBAY MARAYSAA,GUDOONKEEDI LA OGAYO,


 

2-GOBLAN TALO CARUURED,GARAAD XUMA BELAY AH,

    GOOB CIDLAYDIN TUBANTIIN,GARAADKIN BEENAAW,

    GOOFBU KU DHACAY TUHUN,GEEDINOMA RARAYSAN,

    GOLI QARANA CEEBOOW,WAANA LAGUMA GUURAAN.


 

3-GOFANAYAASHANA DILAY,GUUXOODII KA BADIYAYEE,

    GADAHII HIGSANAYAYE,GARASHADA BIDAAYAYEE,

    GUGA DANBE TARTAMILA,GAAGIXIYAY HANKOODII,

    GAMASHIYENAY GELAHAYN,KONTON KIYAN GAADHINI.


 

4-GOROFBA LOOMA QAATAAN,GURBOODKII GUGII TEGAY,

    GUULAHAYNA DHAAFSHAYO,GARAADKOODUN EERSADE,

     IYAGUUNBA ISGAWRACAYE,GOBLAN BAY KA JOOGAAN,

     WAALIDKII SOO GARDAASHIYO,SHACABKI CODKA U GURAY.


                                     ISMAIL ABDILLAHI HANDULEH.
AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...