Waddani Oo Shaaciyay Lacag Si Sharci Darro Ah Ay Uqaadato Madaxtooyada SLAND

0
Wednesday January 12, 2022 - 08:25:59 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 1339
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Waddani Oo Shaaciyay Lacag Si Sharci Darro Ah Ay Uqaadato Madaxtooyada SLAND

    "waxaa habeen madow shandado lagu geeyaa madaxtooyadda. "

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"waxaa habeen madow shandado lagu geeyaa madaxtooyadda. "

Hargaysa (HWN) Xamse Khayre Xoghayaha Ganacsiga Xisbiga WADDANI ayaa shaaciyay in lacagta macaashka ah ee DpWorld berbera si qarsoodiya loo geeyo madaxtooyada Somaliland

 

"Macaashka ka dhasha khidmaddahaa la kordhiyayna waxay ahayd in miisaaniyadda lagu soo daro oo bal ugu yaraan aynu adeegyadda bulshada gelino. Macaashka ay DpWorld Berbera Samaynayso (waxba ha ka dhagaysanina cidda idin tidhaa lama macaashin) waxaa habeen madow shandado lagu geeyaa madaxtooyadda. Markaa korodhka khidmadaha waxaa ka macaashaya madaxtooyada iyo shirkadda. Waxaa si toos ah loo dhiigmiirtay shacabka xariirta ah reer Somaliland. "

Xamse Khayre Xoghayaha Ganacsiga Xisbiga WADDANI


Loading...
Loading...