Abwaan Cabdiraxmaan Abees Oo Ka Hadlay Dadka Magacyada Xun Ugu Yeedho Muuse Biixi

0
Tuesday January 11, 2022 - 09:55:30 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 3244
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Abwaan Cabdiraxmaan Abees Oo Ka Hadlay Dadka Magacyada Xun Ugu Yeedho Muuse Biixi

    "qofka ku haysta dastuur jebin madaxweynaha, ee isaguna u quudhi la'a madaxweynenimada..."

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"qofka ku haysta dastuur jebin madaxweynaha, ee isaguna u quudhi la'a madaxweynenimada..."

Hargaysa (HWN) Abwaan Cabdiraxmaan Abees oo kamid ah Abwaanada Somaliland ayaa sheegay in inkasta oo aanu la dhacsanayn hogaaminta Muuse Biixi hadana uu la yaabo dadka magacyada xun xun ugu yeedha Muuse Biixi.



"Madaxweyne Muuse Biixi anigu waxa aan ka mid ahay dadka aan jeclayn hoggaamintiisa, iyo siyaasadda uu dalka ku hago, waxa se aan dhaliila aniga oo qirsan in uu yahay madaxweynahaygii iyo kii qaranka Somaliland.


Tusaale ahaan, qofka ku haysta dastuur jebin madaxweynaha, ee isaguna u quudhi la’a madaxweynenimada dastuurku ka dhigay, ee magacyada xun, ee anshaxa ka baxsan ugu yeedhaya maxaa uu u jeeddaa tolow?  Sidii roon Allahayoow”

 

Loading...
Loading...