Guddoomiyaha Daadmadheedh oo kormeeray Deegaano Abaari ka jirto

0
Monday January 10, 2022 - 14:30:50 in News by Xaaji Faysal
  • Visits: 672
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Guddoomiyaha Daadmadheedh oo kormeeray Deegaano Abaari ka jirto

    Guddoomiyaha Gobalka Daadmadheedh Maxamed Diiriye Xayd ayaa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Guddoomiyaha Gobalka Daadmadheedh Maxamed Diiriye Xayd ayaa




Wefti uu hogaaminayay Guddoomiyaha Gobolka Daadmadheedh Maxamed Diiriye Xayd ayaa socdaal uu ugu kuurgelayo xaaladda abaareed ee ka jirta gobolka ku soo maray deegaano ka tirsan gobolkaas.



Guddoomiyaha Gobolka Daadmadheedh Maxamed Diiriye Xayd ayaa waxa ka mid ahaa Deegaanada uu kormeerka ku soo maray Degmada Raydab Khaatumo halkaas oo ay ku soo dhaweeyeen Maamulka Degmada iyo Dadweynaha degmadaas ku dhaqan.


Guddoomiyaha Gobalka Daadmadheedh Maxamed Diiriye Xayd ayaa waxa uu uga mahadnaqay sida ay usoo dhaweeyeen Dadweynaha deegaanada uu soo maray waxaana uu yidhi”Waxa aanu aad iyo aad idiika mahadnaqaynaa sida aad usoo dhawayseen aniga iyo weftigan aan hogaaminayo,waa gob iyo caadadeed Raydab Khaatumo waad ogtihiin inta uu magaceedu jiray,waxaana ay ka mid tahay meelaha ugu facaweyn ee Gobalkan Daadmadheedh,waa meel taariikh leh waxaana aan ku faraxsanay in aan halkan idiiku yimaado,”.


Sidoo kale Dadweynaha ku dhaqan Deegaannada Guddoomiyaha Gobalka Daadmadheedh Maxamed Diiriye Xayd Socdaalka ku soo maray ayaa uga mahadceliyay kormeerkan uu ugu tegay


Loading...
Loading...