Haad Noqotay Goroyo, Hawiye Haatan Lays Barayba, Iyagoo Hayiinkaa Kabadan,Halaq Ma Taabtaan.
BISMILAAHI ALRAXMAAN ALRAXIIM [A.S.C.W.R.W.B]
TU KHAAS AHNA BAHADA H/W IYO AKHRISTAYAASH.
HOSADU ABGAAL SHEEGAN JIRAY,HADAL MA LOO DIIDAY,
HIRAAN IYO XAWAADLENA HORA,HAADKA LOO WADHAY,
HABARGIDIR HAWIYE AAN LAHAYN,WAA HABEEN DUMAY,
HUNGURAAN HAGAAS U KACAY,HEERNA BOQONTOODYE,
HOHEEY HURINTI GAAL JECEL,MIYAN HEBEL U NOOLAYNBA,
HABLAHOODII NIMANKII QASHAY,HEES U TUMAYAANBA,
DAAROODKA NAREERA KA XIGAA,HEEGANKA U GALAYE,
HOLAC NAARABU GELINLAHAA,XAMAR HADH MAALMERD,
HEERTAANYO WAAN NECEBAHAY,HURIN COLAADEEDBA,
HAYEESHEE DULMIGAN HUURSAMAA,HADALKA KEENAYA,
AFEEF:
Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!