Guruuje Oo Ka Hadlay Sababta Uu Gacanta Ugu Taagi Waayay Masuuliyiin Goluhu Ansixinayay

0
Sunday January 09, 2022 - 20:14:49 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 1612
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Guruuje Oo Ka Hadlay Sababta Uu Gacanta Ugu Taagi Waayay Masuuliyiin Goluhu Ansixinayay

    "anigu ma bedelo go'aan kayga oo masuulka aan dhiilo ama ka soo Horjeedo"

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"anigu ma bedelo go'aan kayga oo masuulka aan dhiilo ama ka soo Horjeedo"

Hargaysa (HWN) Xildhibaan Guruje Oo ka tiran golaha wakiilada Somaliland ayaa Ka Hadlay Saaka Sababtii uu Gacanta ugu Taagi waayey Masuuliyiintii Madaxweyne Biixi Dib u magacaabay.



"Saaxiibadayda Xildhibaanadda G. Wakiiladda Waxa jira Qaar badan oo marka aanu Hudheeladda ama meelaha kale Joogno Eedaymo u Jeediya ama dhaliila Masuuliyiintan balse Saaka Markii la ansixinaayey Gacanta u Taagay Wasiiradii iyo ragii la ansixiyey anigu ma bedelo go'aan kayga oo masuulka aan dhiilo ama ka soo Horjeedo markaan debeda joogo golaha markaan imaado Gacanta uma teego waana sababta aan Saaka gacanta ugu taagi waayey Masuuliyiintii golaha hor yimid Saaka..." Xildhibaan Axmed Nuur Guruje

Loading...
Loading...