Booliska Burco Oo Baabuurta Ka Ururinaya Sameecadaha Heesaha Lagu Dhagaysto

0
Sunday January 09, 2022 - 08:24:41 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 1631
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Booliska Burco Oo Baabuurta Ka Ururinaya Sameecadaha Heesaha Lagu Dhagaysto

    Ciidanka booliska oo lagu arkayo wadooyinka muhiimka ah ee magaalada

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciidanka booliska oo lagu arkayo wadooyinka muhiimka ah ee magaalada

Burco (HWN) Ciidanka booliska ee magaaladda Burco ayaa hawgal baadhis ah ku samaynaya gaadiidka yar-yar ee looyaqaan bajaajta.



Ciidanka booliska oo lagu arkayo wadooyinka muhiimka ah ee magaalada ayaa hawlgalkan ku ururinaya sameecadaha lagu dhagaysto heesaha ee ku xidhan gaadiidka bajaajta.

 

Lama oga cida bixisay amarka gaadiidka lagaga ururinayo qalabka heesaha lagu dhagaysto ee sameecadaha, balse qaar kamid ah dirawalada ayaa sheegay inay umalaynayaan in amarkan ay bixiyeen Gudida wanaag faritsa iyo xumaan reebista Burco.

 

Gudidan ayaa hore uga mamnuuncday in xafladaha huteelada Burco lagu qabto lagu dhagaysto heesaha iyadoo sidoo kalana Burco ka mamnuucday in lagu qabto bandhig faneedyada.

Loading...
Loading...