Madaxweynaha Maamulka Puntland Oo Siyaartay Xabaasha Madaxweynihii Hore Ee Maamulkaasi Cabdilaahi Yuusuf Axmed

0
Friday May 24, 2019 - 00:11:24 in News by
  • Visits: 2373
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweynaha Maamulka Puntland Oo Siyaartay Xabaasha Madaxweynihii Hore Ee Maamulkaasi Cabdilaahi Yuusuf Axmed

    Madaxweynaha Maamulka Puntland Oo Siyaartay Xabaasha Madaxweynihii Hore Ee Maamulkaasi Cabdilaahi Yuusuf Axmed

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha Maamulka Puntland Oo Siyaartay Xabaasha Madaxweynihii Hore Ee Maamulkaasi Cabdilaahi Yuusuf Axmed


Garoowe(HWN):-Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa booqasho duco ah ku tegay Qabriga Alle Hau naxariistee Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Marxuum Cabdullaahi Yuusuf Axmed.





Afhayeenka Puntland Jaamac Yuusuf Jaamac Deberaani ayaa ka warbixyey booqashada Madaxweynaha uu ku tegey Qabriga naxariistii Jano Alle ha siiyee Marxuum Cabdullaahi Yuusuf Axmed.


"Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni waxaa uu booqday Qabriga Alle Ha u naxariistee Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, ahaana Madaxweynihii ugu horeeyey ee Puntland Cabdullaahi Yuusuf Axmed, halkaas oo ay Madaxweynaha iyo masuuliyiinta ku wehelinayey socdaalkiisa ay u duceeyeen in Alle Janadii Fardowso ka waraabiyo, denbigiisana dhaafo, acmashiisii wanaagsanayd uu uga tegey dalkiisana ku abaal mariyo” ayuu yiri Afhayeenka.





C/llaahi Yuusuf ayaa Madaxweyne ka soo noqday Somalia intii u dhexeysay 2004-2008-dii, wuxuuna geeriyooday 23kii Maarso sanadkii 2012 isagoo ahaa 77 jir.

Loading...
Loading...