Masuul Ka Tirsanaa Xisbiga Kulmiye Oo Xil Looga Magacaabay Dawlada Soomaaliya

0
Thursday May 23, 2019 - 23:43:54 in News by
  • Visits: 9521
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Masuul Ka Tirsanaa Xisbiga Kulmiye Oo Xil Looga Magacaabay Dawlada Soomaaliya

    Masuul Ka Tirsanaa Xisbiga Kulmiye Oo Xil Looga Magacaabay Dawlada Soomaaliya

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Masuul Ka Tirsanaa Xisbiga Kulmiye Oo Xil Looga Magacaabay Dawlada Soomaaliya


Muqdisho(HWN):-Dawlada federaalka ah ee soomaaliya ayaa magacawday shan safiir oo ka hawl gali doono safaaradaha dibada.

Image may contain: 3 people, people smiling, people standing


Sida lagu ansixiyey shirkii golaha wasiirada dawlada federaalka ah ee soomaaliya oo maanta ka qabsoomay magaalada Muqdisho, safiiradan la magacaabay ayaa waxa ka mid ah siyaasi ka tirsanaa xisbiga haya talada somaliland ee Kulmiye kaas oo lagu magacaabo Xasab Daahir Dhimbiil oo ka mid ahaa siyaasiyiin sadex ah oo dhawaan gaadhay magaalada Muqdisho.


Shirka golaha wasiirada soomaaliya oo uu gudoomiyey raysal wasaare Xasan Cali Khayre waxa lagu soo bandhigay shan safiir oo la magacaabay kuwaas oo kala ah Xasan Daahir Dhimbiil, Muxiyadiin Maxamed Kaalmoy, Xasan Xundubey Jimcaale, Maxamed Isxaaq Ibraahim iyo Maxamed Cali Mire.


Xubnahan loo magacaabay xilalka safiirnimo ayaa wadamada ay ka hawl gali doonaan lagu soo saari doonaa digreeto ka soo bixi doonta xafiiska madaxweynaha soomaaliya.


Hadhwanaagnews.com/Muqdisho

Soomaaliya
Loading...
Loading...