Siyaasi Maxamuud Xaashi Oo Hiil Umuujiyay Gud. Xirsi

0
Thursday January 06, 2022 - 20:24:09 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 3683
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Siyaasi Maxamuud Xaashi Oo Hiil Umuujiyay Gud. Xirsi

    "Illaa hadda lama oga waxa ay ka wada-hadleen"

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Illaa hadda lama oga waxa ay ka wada-hadleen"

Hargaysa (HWN) Siyaaasi Maxamuud Xaashi Cabdi, ayaa Gudoomiyaha Xisbiga Waddani, Xirsi Cali Xaaji Xasan ayaa xalay ku booqday guriigiisa Hargeysa.

 

Kulanka labada mas’uul ayaa ku soo beegmaya xilli shalay Guddoomiye Xirsi looga yeedhay xarunta Ciidammada Dembi baadhista Somaliland.

 

Illaa hadda lama oga waxa ay ka wada-hadleen balse kulanka ayaa u muuqday mid uu Maxamuud Xaashi hiil ugu muujinayo guddoomiyaha xisbiga WADDANI oo shalay looga yeedhay xarunta baadhista dambiyadda ee C.I.D-da.

 

Siyaasi Maxamuud Xaashi ayaan weli shaacin xibiga uu ku biirayo, inkasta oo dadka siyaasada udhuun daloolaa ku sheegaan Siyaasi Maxamuud Xaashi siyaasi saamayn balaadhan ku leh masraxa siyaasada Somaliland


Loading...
Loading...