Gaboose Waa Kuma

0
Thursday January 06, 2022 - 11:02:40 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1290
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 1
  • Share via Social Media

    Gaboose Waa Kuma

    W/Q: M. Bashe

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

W/Q: M. Bashe

1 - GABOOSE WAA KUMA:

- 94KII 97INA CIGAAL ISU DHIIBAY 150

NIN AH EE WASIIRKA  LAGA SOO DHIGAY ISAGA WAA QORI ISMARIS MUDUGBOY AH. IYADOO XABBADU SOCOTO RAGGII ISDHIIBAY BUU AHAA.

 

MARKII XIGTAY:

 

CONTROL BURCO IYADOON CIDI XAGGA BERBERA KA IMAN KARIN .NINKII BURCO LOO SOO DIRAY HUBKA BURCO KA DHIGAY BUU AHAA WAA MUDUGBOY AAMIN MA LEH.

 

INTAA MARKA LAGA YIMAADO INA CIGAAL INTUU KU SHAQAYSTAY MAALINTII UU NABADDII HELAY WAAKII DEBEDDA U TUURAY.

 

MARKUU HALKAA MARAAYEY XUSBI LA YIDHAA SAHAN AYUU SAMAYSTAY MARKII LA OGAADAY INUU SOO BAXAYO WAATII SAAXADDA LAGA SAARAY WAAYO WAXAA LA OGYEY Dr Gaboose inuu Mudugboy yahay oonuu cidi aamini karin waayo waa danayste aqoonyahana oo wuu ka dhibaato badanyey madaxbadan on Aqoonyahan ahayn laakiin saaxadda siyaasadda ku jira.

 

Muu hadhine wadankii oo seddex xusbi oo qudha loo xidhay (Udub,ucid iyo Kulmiye a) ayaa isagiyo ina xaashi Muska ka SOO boodeen oo yidhaahdeen xusbi Qaran la yidhaa baan qasab ku furanaynaa . Wakii boorso yar macawis iyo caday intuuku ritay yidhi wadankaan wareegayaa oo ururaan fur ayaa waatii Riyaale xabsigau diray(lafdhan jannan ka diidaa xabsuu liinku cabbaa- wakii kuwii beryo Mandhera liinta ku SOO cabbeen.

Isagoo jeelkii ku jira ayuu  Siilaanyo jeelkii ugu tegay ilayn waa  nin Garxajis ka dhashay oo cod badan laga filayee,  Siilaanyo wuxuu ku yidhi anaa urur kula furayee I taageer markaad SOO baxdo Garxajis  cod iigala doon ninkan Samaron meesha yaan lagu sii haynine ilayn waa MUDUGBOY waa danayste e. Weligiiba degaanka UU kasoo jeeduu jebin jiray oo shaadh usoo tolan jiray laakiin Cirruu ku fashilmayaa iyo Wadani.

Kulmiye campaign kiisii lacagtoo dhan siday Gaboose MUDUGBOY ISAGAA KULMIYEHAA IMIKANA SOO DIRANAYA ISGAA WADANKA DHAKADA KA SAARAY-ILKA ABEESO HOOSTAY ISKAGA XIDHANYIHIIN WAA LA IS OGYEY.

 

Silaanyo Goboose bariyoo dhan buu u qaabilsanaa welina sidi BAA la Isugu xidhanyey. Siro badan BAA jira oo kulmiye iyo rag badan oo Gaboose ka midyey xadhko hoos u xidhan. Wasiirka arimaha kudaha ayey ka dhigteen waanay ka saareen laakiin Mar walba way u yeedhaan si carqaladaa ugala shaqeeyo. Waakii xusbiga ummadda furtay waa Markuu colaada Xisbiga Wadani ay gashay weligii shir wadani Lee yahay laguma arag waa meelaha ku tusaya spy Kulmiye u ahaa muddo dheer (pay as you go) ah.

 

Ninkani waa MUDUGBOY waxaa taariikhdiisa la eegaa inta goor ee uu degaanadiisa bawdada kasoo jebiyey.

 

Weligii kuwa la adeegsado ayuu ahaa.

 

Gaboose waa la ogaa inuu sidan samaynayo imikana xusbiga Ucid iyo wadani buuqaa uu wadanka geliyey Muse Biixi waa bilaw ah oo socondoona ilaa wadanka dagaal sokeeye imanaya, bilaayo madax la qabtay leedahay ee dabo la qabto ma leh  Maantuu muse Biixi qabasho leeyahay ee ha la qabto Maxkamad wax la yidhaa ma jirto.

 

Gaboose weligii yaan la aaminin waa MUDUGBOY waa doctor wacan laakiin waa siyaasi kharaaba.

 

 

W/Q: M. Bashe

[email protected]


AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...