Aragtidayda: "Xirsi Cali Xaaji Xasan Kalsooni Iyo Dhiiranaan Siyaasi Muujiyey Oo Uu Horseedkeed Leeyahay"

0
Thursday January 06, 2022 - 10:51:48 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 2229
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Aragtidayda: "Xirsi Cali Xaaji Xasan Kalsooni Iyo Dhiiranaan Siyaasi Muujiyey Oo Uu Horseedkeed Leeyahay"

    W/Q: Abokor Mohamud.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

W/Q: Abokor Mohamud.

Ummadd ahaan waa inaan  qaan-gaadhna   oo dawaldnimo qaan-gaadha   sidda ku noqon muwaadin u hogaansan qayimka Dawladnimadooda  , dastuurkeena iyo Ha,yadaheenna  kala duwan ee Qaranka. Waa tusaale  iyo talaabo in  Gd Xisbig Wadani Xirsi Cali Xaaji  Xasan kolkii looga yeeshay Xarunta Sirdoonka si Muwaadinnimo  Masuulnimo ku jirto u ayiday  codsigga isagga ah  halkaan wax kasta oo loogga baahna uu   sidda uu Mowqif ahaan aragti ahaan  iyo sharci ahaan ba  isu dul-taagay  iyadoo oo uu ku adkaysanaayo  arimaha waxa lagga weydyey .

 

Xirsi Cali Xaaji  Xasan wax ku dhacay ma jiraan wax u soo kordhay mooyaan,e ,waxa uu muujiyey  kalsoon, dhiiranna , iyo  Muwaadin dhab ah yahay  isagoo masuul ah in loo yeedhi karro oo lamaha dawladu u yeedhi karaan oo aanu waxba ka duwaneyn muwaadinta caadigga ee maalin walba looga yeedho laamaha   dawalada amaba  lagu xidho , sidda waxa  uu ku kasbaday  Xirsi Cali Xaaji Xasan  Taagero  badan iyo kalsoonaan badano   dawladeen in amarkeed iiyo wareysigeed in la ajiibo u horseedya  . Waxa uu noqdoonna masuul Siyaasadeed oo heerka  uu jooga ah oo  loogga yeedhay lama Sirdoonka markaan  si kalooni iyo degnaan ah ku booqdda isaggo wax walbo looga baahna  halka uu ka taagan yahay  ee uu hore u sheegay mar labaad ugu celliyey Laamaha waresigga la yeeshay faahfahinta ugga baahnaayeen  ugu dhameystiray . 

 

Waan ku bogaadinaya Gud. Xirsi Cali Xaaji  kalsoonidda iyo  kartidda dhiirananta leh ee uu kor ugu qaaday  qiyaanka dawaldnimada ka muwaadinadda iyo qaybuunka Dastuurka ee uu u hogaasamay .   Booqashad Xirsi  Cali ee  Laamaha Sirdoonka Qaranka waxay soo afjaray  , fikradaha  aad u khaldanayd oo  lamaha Sirdoonka iyo kuwa Booliska Qaranka ummad ahaan aan ka aaminsanhay , waxa na maanta ka dib qof walib aqlbali doonna yeedhista iyo tegista Laamaha amaanka Qaranka haddii loogga yeedho . Si kasta ba ahaate  dawaladnimada  iyo muwaadinkeedu waa  intaa Xirsi Maanta ku dhiiraday iyo in kale oo badano oo  aynu ka sagsaagno oo aanu ku dhiiran oo inoo adkaysa Qarannimadeen iyo dawladnimadeena  JSL .

 

Abokor Mohamud.

[email protected] 


AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...