Taariikhda Maayirada Ceerigaabo Iyo Taliyaashi. Qore: Mukhtar Cilmi

0
Thursday January 06, 2022 - 10:16:06 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 2819
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Taariikhda Maayirada Ceerigaabo Iyo Taliyaashi. Qore: Mukhtar Cilmi

    Asalaamu calaykum waraxmatulaahi Wabarakaato.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Asalaamu calaykum waraxmatulaahi Wabarakaato.

Waxaan soo bandhigaya maayirada iyo taliyaashi ciidamada ee ceerigaabo iyo Gobolka sanaag soo maray.

 

Taariikhda maayirada Ceerigaabo 1960 - 2022 :

 

1960 - 1966 xuseen sharci / Habaryoonis/ muuse ismaaciil

 

1966- 1969 xaji miyateyn/ Habaryoonis / muuse ismaaciil

 

1969 -1975 xaji faarax dawaare / Habaryoonis/ muuse ismaaciil

 

1975 - 1980 xaji faarax doodi/ Habaryoonis/ muuse ismaaciil

 

1980-1986 mire maxamed nuux /Habaryoonis/ muuse ismaaciil

 

1987 -1990 xaji badhafe/ Habaryoonis/muuse ismaaciil

 

1991 -2002 yassin mire maxmed / Habaryoonis/ muuse ismaaciil

 

2002- 2022 ismaaciil x nuur /Habaryoonis/muuse ismaaciil

 

Taliyaashi poliska Gobolka Sanaag 1960- 1990 :

 

1960 -1966 gashaanle guuteeye/ habaryoonis/ muuse ismaaciil

 

1966 -1968 gashaanle carmiye/warsangali/ jibriil siciid

 

1968 - 1971 gashaanle jajaale/ habaryoonis/ muuse ismaaciil

 

1971- 1972 gashaanle curi/ dhulbahante/ naley axmed

 

1972- 1975 gashaanle laangadhe/ habaryoonis/ muuse ismaaciil

 

1975 - 1977 gashaanle dhako/ habaryoonis/ muuse carre

 

1977-1980 gashaanle madoobe/ Habarjeclo/ muuse abokor

 

1980- 1983 gashaanle cadami/ warsangali/ dubays

 

1983- 1985 gashaanle bidixow / habaryoonis/ muuse ismaaciil

 

1985- 1988 gashaanle indhacade/ warsangali/ ba ugaslabe

 

1988 - 1990 gashaanle muruq / dhulbahante/ naley axmed


AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...